Xildhibanada lagu eedeeyo inay ka masuul yihiin soo gelitaanka ciidamada Ethiopia ee Somalia oo ansixiyey, ka dib markii codkoodi la iibsaday, looguna daray handaad in xilka laga qaadayo ama la dilayo. ilaa iyo hada lama oga inay ku taagersan yihiin TFG iyo Ethiopia falalaka ay ka wadaan Muqdisho iyo xasuuqa loo gaystay 600 boqol kun oo shacabi iskugu jira haween, ilmo iyo waayeel ee ka dhacay Muqdisho. Taariikhda ayaa inoo sheegi doono meesha ay ku danbeyn doonaan.
SOMALI WAR CRIMINAL: THE SLOBODON MILOSOVIC OF SOMALIA
ETHIOPIAN WAR CRIMINAL: THE BUTCHER OF SOMALIA
SOMALI WAR CRIMINAL
SOMALI WAR CRIMINAL Qaybdiid
WAR CRIMINAL Seyoun Mesfin and Hassan Abshir
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment